Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka La Wada Sugi La’ Yahay Ee Champions League Ee AC Milan v Barcelona.

257032hp2Ciyaaryahan El Sharaawy ayaa ku soo bilaabanaya line-upka kooxda AC Milan ka dib markii uu taam u noqday kulankaan, iyadoo Milan ay seddex weerar ciyaareyso afka hore.

Pazzini ayaa isna sidii la filayay ku soo bilowday seddexda weerarka ee kooxda Milan iyadoo Niang uu kursiga keydka fadhiyo.

Dhanka Barcelona Xavi oo dhaawac ahaa ayaa ku soo laabtay line-upka kooxda ka dib markii uu soo kabsaday, halka Pedro iyo Iniesta ay weerarka ku caawinayaan Lionel Messi.

Line-upka Barcelona ayaa ka kooban sagaal ciyaaryahan oo Spanish ah waana markii ugu badneyd ay ciyaartoy Spanish ah soo wada safaaan kulan wareega knockout-ka Champions League ah.

Milan (4-3-3): Abbiati; Abate, Mexes, Zapata, Constant; Ambrosini, Montolivo, Muntari; Boateng, Pazzini, El Shaarawy

Keydka Milan: Amelia, Yepes, De Sciglio, Cristante, Traoré, Bojan, Niang

Barcelona (4-3-3): Victor Valdes; Dani Alves, Piqué, Puyol, Jordi Alba; Xavi, Busquets, Fabregas; Pedro, Messi, Iniesta

Keydka Barcelona: Pinto, Montoya, Mascherano, Song, Thiago Alcantara, Sanchez, Tello