Waxa ka dhacaya magaalada Birmingham ee wadanka ingiriiska 24/02/13 shirweyne lagu taageeraayo Maamul usamaynta gobolada J/hoose, J/dhexe iyo Gedo kaasoo dhicidoona 24/02/2013
Goobta shirku ka dhacaayo waa
-Regent Park Road
-b10 0qpa
-Birmingham
-Saacduna waa 18;00pm
Waxaa laga codsanayaa dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee UK in ay ka soo qayb galaan shirkaas.
Kasoo qaybgal wacan
|
Recent Comments