Daawo Bilicda Qurxoon ee Xarunta Dalxiiska Biyokulule.

Goob Dalxiiseedka Biyo kulule ayaa  ka mid ah goobaha loo dalxiiska iyo tamashlaha  tago ee kuyaala Magaalada Boosaso , Goobtan ayaa  aad u qurxoon Waxayna soo Jiidanaysaa Araga Indhahaaga.

Guud ahaan bulshada kala gedisan ee ku dhaqan Magaalada Boosaaso iyo weliba Qurba joogta dalka dib ugu soo laabatay ayaa oo Jimce u Dalxiis iyo Tamashle  Taga.

Hadaba Warbaahinta Raadreeb oo iyaduna Maanta ka qayb gashay dalxiis aya wax ay Akhristayaasheeda u soo gudbinaysaa Bilicda iyo Quruxda ay leedahay Degaanka  Biyo kulule.

Sidoo Xarunta Dalxiiska Biyokulule ayaa waxa lagu soo kordhiyey Adeeg Dheeraad ah adeegaas  oo ah Caanaha Geella oo la ogaaday inay Daawo u Yihiin Cuduro Badan oo Dadka ku Dhaca.

18

2 3 4 7 8 10 12 14 15 20 21

1 6 11 17

12 13 14 15 19 20 21 22