15-Guuradii Puntland oo London Laga Xusay(Video).

asaMagaalada London ee Xarunta Dalka Ingiriiska ayaa xalay lagu qabtay Xaflad si Heersare ah Loosoo Agaasimey oo lagu dabaaldegayay Maalintii La As-Aasay Dowlada Puntland.