Ka dib saacado yar markii lagu dhawaaqay isku aadka semi-finalka Champions League, dalabka tikidh ee ciyaarta Allainz Arena ayaa ahaa mid mashquuliyay shaqaalaha kooxda Bayern Munich ee dhanka suuqgeynta, sida…
Tababare Sir ALex Ferguson ayaa isbedel ku sameeyay line-upkiisa iyadoo Wayne Rooney uu kursiga keydka ku bilaabanayo halka Ryan Giggs fursad loo siiyay inuu ciyaaro kulankiisii 1000aad ee mustaqbalkiisa ciyaareed.…
Weeraryahanka madowga ah ee kooxda Ac Milan kaas oo haatan kaoo dhaqaaqay kooxda ManchesterCity xagaagan ayaa xalay fal cunsuriyanimo ah kala kulmay taageerayaasha kooxdiisii hore ee Inter Milan kulan ka…
Barcelona ayaa 2-1 ku khuusisay kooxda Sevilla oo marti ugu aheyd Camp Nou iyagoo 15 dhibcood oo nadiif ah ku qabtay hogaanka horyaalka Premier League. Barcelona ayaa qeybtii hore ku…
Kooxda Barcelona ayaa ku kuftay garoonka Sansiro, kadib guuldaro xanuun badan oo ay kala kulantay Kooxda AC Milan oo 7-jeer ku guuleysatay Koobka Champions League, kadib markii 2-gool iyo waxba looga…
Ciyaaryahan El Sharaawy ayaa ku soo bilaabanaya line-upka kooxda AC Milan ka dib markii uu taam u noqday kulankaan, iyadoo Milan ay seddex weerar ciyaareyso afka hore. Pazzini ayaa isna…
Maamulaha guud ee kooxda Manchester United David Gill ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagi doono shaqadiisa kooxda Red Devils 30ka bisha June. Warbixin la soo dhigay website-ka kooxda Manchester United…
Kooxda Bayern Munich ayaa hal lug la sii gashay wareega 8da ee Champions League ka dib markii ay 3-1 ugu awood sheegatay kooxda Arsenal oo marti loogu ahaa Emirates Stadium…
Goor dhow filo cayaarihii ugu dambeeyay ee caalamka iyo soomaaliyaba Mahasanidin…
Recent Comments