Ciidamada Amaanka ee Magaalada London ayaa toogasho ku dhaawacay labo nin oo shalay nin Askari ah ku dilay Xaafad ku taal Magaalada London. Labada Nin ayaa Cisbitaal ku yaal Magaalada…
Xukuumada ayaa soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka Baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland Muqdisho, Maajo 23, 2013….. Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu…
Hal Askari ayaa lagu dilay Xaafad ku taal koonfur bari magaalada London Xaafad lagu magacaabo Woolwich, halkaasoo ay u badan yihiin Soomaalida, iyadoo weerarkan oo dhacay maalin cad lagu tilmaamay…
Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir…
Dhamaan Waxa la Ogaysiinayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Bristol iyo Nawaaxigeeda in la qaban Doono Xaflad lagu taageerayo Maamulka Cusub ee uu Madaxweynaha ka Yahay Axmed Madoobe. Xaflada…
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magaalada Hargaysa kulan kula qaatay danjiraha dalalka Soomaaliya iyo Kenya u qaabilsan Faransiiska Etienne de Poncins. Wasriirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed…
Magaalada Bossaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa maanta lagu qabtay kulan balaaran oo lagu taageerayay doorashada madaxweyne Axmed Madoobe iyo dhismaha maamul goboleedka Jubaland.Maamulka gobolka Bari ,kan degmada Bossaso…
Gudoomiyaha Nabadoonada Gobalka Bari Cabdiqaadir Ibraahim Xarago oo maanta ka qayb galay kulan baalaran oo lagu taageerayay mamulka Jubbaland ee uu madaxwaynaha u yahay Axmad Maxamad Islaam ”Madoobe” ayaa dowlada…
Dowlada Ethopia ayaa Sharaxaad ka Bixisey Mowqifkeeda ku Aadan Maamul Cusub ee Jubbaland. Afhayeenka Ra’iisul-wasaraha Ethiopia Getachew Reda Ayaa sharaxaad ka bixiyay mowqifka dalkiisa ee maamul u sameeynta gobolada Jubbooyinka,…
Xildhibaan Cabdi Barre oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Mowshinka ka Keenay Xukuumada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Waxa uu Saxaafada kula hadlay Afaafka Hore xarunta Golaha Shacabka oo ah Halka ay…
Recent Comments