FARXADA DAWLADA JUBALAND IYO BAROORTA MOGDISHO Laga soobilaabo 1991 biloowgeedii waxaa ka jiray dagaanka dawlada jubaland,amaan daro,qax,dhaqaalo xumo,caafimaad xumo,waxbarasho la aan.waxay noqdeen dagaanka uugu nasiibka badan soomaaliya marka la eego…
Dib usoo noolaynta dawladii burburtay horaantii 1991 dii ayaad moodaa inay qaadatay mudo dheer.mudadaas oo umadii soomaaliyeed ay ka hareen asaagood ama caalamkaba marka la eego xag dhaqaale,siyaasad, dhaqan, caafimaad,iyo…
Nasiib daro casimadii waxa u haray halbeel oo kamid ah beelaha soomaaliyeed taasoo u diiday casimadii wax daganaansho iyo amaan ah iyo in wax maamul ahi ka hirgalo ilaa hada…
Yaa leh dowlada Federalka ah ee Soomaaliyeed? Xusuusin taariikh gaban.Wadanka Somalia waxa uu xoriyadiisa ka qaatay 2 da wadan ee kala ah 1. Talyaaniga: koonfurta Somaliya 1 july 1960 2.…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Ahna Gudoomiyihii Hore ee Ururka Dam-Jadiid Xasan Shiikh Maxamuud Ayaa u Muuqda Masuul Xilkii uu Dastuurku Siinayey ku Xad Gudbay, isagoo weliba faraha la galay ama…
Taariikhdu waa lama ilaawaan qoran oo tiirsan taasoo loo reebo jiilba jiil si ay ugu cilmi qaataan dhacdooyinka hortood ahaaday ee tagay.dhulwalba dadyaywga ku nooli waxay leeyihiin taariikh iyo dad…
Waxaa maalinkii shalay halmar ka soo baxay Kanadalasa Soomaalida Madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi oo ka yaabiyey shacabweynaha Puntland, kaddib markii uu sheegay in Doorashada soo socoto…
Waxaa shaki ku jirin in Soomaaliya magac ahaan loo dhisay Maamul Dowladeed oo leh Dastuur Federaal ku saleysan, balse weli ma helin Dadka Soomaaliyeed Madax Qaran ooku fekeraya guud ahaan…
Dunnidaan waxaa ku amar ku taagleeya Reer Galbeed , Dadku waxay u kala yihiin Raaciyaddooda iyo Caddowgoodda , Reer Galbeedku waxay raacaan taariikhda, Aragtiyo ka soo horjeedday doonitaankoodda oo xilliyo…
Degmada Waaciye Ee Gobolka karkaar ayaa Horumar la taaban karo Waxa ay ka Gaartey Dhanka Waxbarashada. Degmada Waaciye ayaa waxa ku yaal labo Iskuul oo kala ah Hoose/Dhexe iyo Weliba…
Recent Comments