Home » Archives by category » Interviews

Dhegayso:Prof.Juurile oo ka hadlay waxyaabaha horyaal Dr.Gaas.khilaafka Dowlada Soomaaliya iyo Pl iyo waxyaabaha lagu xasuusan doono Dr.Faroole.

Dhegayso:Prof.Juurile oo ka hadlay waxyaabaha horyaal Dr.Gaas.khilaafka Dowlada Soomaaliya  iyo Pl iyo waxyaabaha lagu xasuusan doono Dr.Faroole.

Xildhibaan Prof.Cabdirisaaq Xasan Cismaan (Juurile) oo ka mid ah baarlamaanka dowladda dhexe ee Somalia ayaa si qoto dheer uga hadlay magacaabista madaxwaynaha cusub ee Puntland Dr.CabdiwalI Maxamed Cali Gaas iyo…

War bixin:-15-sano Ee Tagay Iyo Horumarka Puntland.waxaa qoray Cabdiqani Cabdilahi.

War bixin:-15-sano Ee Tagay Iyo Horumarka Puntland.waxaa qoray Cabdiqani Cabdilahi.

15-sano ayaa laga jooga xilligii dhidibada loo taagay maamulk qaangaaray ee Puntland,kaas oo la aas-aasay 1-agoast sanadkii 1998. Markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1991,waxa dalka ka dhacay…

Afhayeenka Ciidamada Col.Barre Hiiraale oo qirtay in Kismaayo Laga Saarey(Dhegayso)..

Afhayeenka Ciidamada Col.Barre Hiiraale oo qirtay in Kismaayo Laga Saarey(Dhegayso)..

Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa  waxaa maanta markale ka dhacay dagaal Kooban oo u dhexeeya Ciidamadda Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe Hogaamiyo  iyo Ciidamo taabacsan Col Barre Hiiraale…

War Deg Deg Ah:Sheekh Xasan Dahir oo la xiray iyo Ergadii ka keentay Cadaado oo la jirdilay(Dhegayso).

War Deg Deg Ah:Sheekh Xasan Dahir oo la xiray iyo Ergadii ka keentay Cadaado oo la jirdilay(Dhegayso).

Warar lagu kalsoonaanyahay oo Warbaahinta Raadreeb si Hoose usoo Gaarey  ayaa sheegaya in Xarunta Nabadsugida qaranka ee Guriga Habar Khadiijo lagu xiray Sheekh Xasan Dahir Aweys iyo ragii la socday,…

Dhegayso:-Nabadoon Xarago “Waxa uu ku Hadlay Nabadoon Xaad Ma ahayn Hadal Odaynimo kujirto”

Dhegayso:-Nabadoon Xarago “Waxa uu ku Hadlay Nabadoon Xaad Ma ahayn Hadal Odaynimo kujirto”

Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari ee Degaanada Puntland Cabdiqaadir Axmed Ibraahim(Xarago) ayaa Warsaxaafadeed uu Xafiiskiisa Magaalada Bosaaso ku qabtay Kaga Hadlay Arimo Dhowr ah oo ay ugu Muhiimsanaayeen Shirka Kismaayo ka…

Qaar ka mid ah Nabadoonada iyo Ganacsatada Gobolka Bari oo Tacsi udirey Eheladii AH Marxuum C/laahi Nagnagle(Dhegayso)

Qaar ka mid ah Nabadoonada iyo Ganacsatada Gobolka Bari oo Tacsi udirey Eheladii AH Marxuum C/laahi Nagnagle(Dhegayso)

Qaar ka mid ah Nabadoonada iyo Ganacsatada Gobolka Bari  ayaa Maanta kulan ay ku Yeesheen Magaalada Bosaaso Tacsi uga Direy Eheladii iyo Qaraabadii iyo Asxaabtii ay uu ka Geeriyooday Alla…

Cumar Ismaaciil Waaberi oo loo doortey Gudoomiyaha Rasmiga ah ee Ururka Hor-Cad(Sawiro+Codad).

Cumar Ismaaciil Waaberi oo loo doortey Gudoomiyaha Rasmiga ah ee Ururka Hor-Cad(Sawiro+Codad).

Cumar Ismaaciil Waaberi oo ahaa Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Ururka Horcad ayaa Waxa Loo Doortay in uu noqdo Gudoomiyada Rasmiga ah ee Ururka Hor-cad. Shir ay   ka soo…

Mid ka mid ah Waxgaradka Degmada Waaciye oo ka hadlay La Dagaanlanka Xaalufka (Dhegayso).

Mid ka mid ah Waxgaradka Degmada Waaciye oo ka hadlay La Dagaanlanka Xaalufka (Dhegayso).

Mid ka Mid ah Waxgaradka Gobolka Karkaar Gaar ahaan Magaalada Waaciye Axmed Xasan Siciid  ayaanu ka waraysaney  arimaha Dhanka Deegaanka Degmada Waaciye. Ugu Horeyn Axmed Xasan Siciid Waxaanu wax ka…

Prof Juurile oo ka Hadlay Waxqabadkiisii Xukuumadihii uu la soo Shaqeeyay(Dhegayso).

Prof Juurile oo ka Hadlay Waxqabadkiisii Xukuumadihii uu la soo Shaqeeyay(Dhegayso).

Prof C/saaq Juurile oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliyeed Kuwooda aadka uga dhex Muuqda Siyaasadaha Somaliya ayaa Waraysi uu Bixiyay   kaga hadlay Shaqooyinkii uu soo qabtay Wakhtigii uu la…

Eng

sdsd…