Home » 2013 » February » 23

Barcelona Oo Camp Nou Kaga Takhalustay Sevilla Islamarkaana 15 Dhibcood Ku Qabatay Hogaanka La Liga.

Barcelona Oo Camp Nou Kaga Takhalustay Sevilla Islamarkaana 15 Dhibcood Ku Qabatay Hogaanka La Liga.

Barcelona ayaa 2-1 ku khuusisay kooxda Sevilla oo marti ugu aheyd Camp Nou iyagoo 15 dhibcood oo nadiif ah ku qabtay hogaanka horyaalka Premier League. Barcelona ayaa qeybtii hore ku…

Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Shire Maxamed Saalax Cawl.

Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Shire Maxamed Saalax Cawl.

Inaalilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun: Marxuum Shire Maxamed Saalax Cawl. . Waxaan halka tacsi uga diraynaa  dhamaan Xaasaskii, Caruurtii , Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyoodam Allah ha u naxariistee…

Waxgarad Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Beesha Mareexaan oo qaadacay Shirka Maamul u sameynta Jubooyinka(Sawiro).

Waxgarad Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Beesha Mareexaan oo qaadacay Shirka Maamul u sameynta Jubooyinka(Sawiro).

Kulan balaaran oo ay kasoo qayb galeen wax garadka iyo siyaasiyiinta beesha Sade (Mareexaan) oo lagaga soo horjeedo shirka lagu wado inuu dhowaan ka furmo magaalada Kismaayo ee lagu doonayo…

Maqaal:-Qurux iyo Qiime.

Maqaal:-Qurux iyo Qiime.

Gobolada Somaliya qaarkood ayaa lagaga maahmaahaa, Nin dheer oo cas naagtaada uga baq, Nin gaaban oo madowna naftaada uga baq. Markaa Nin gaaban oo madow haddii Quruxdii Allaah ka qadiyey…

Xukuumada Soomaaliya oo shir wada tashi ugu Baaqday Gudiga Maamul u Sameynta Jubooyinka.

Xukuumada Soomaaliya oo shir wada tashi ugu Baaqday Gudiga Maamul u Sameynta Jubooyinka.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa casuumaad u gudbisay guddiyada qaban-qaabada shirka maamul u sameynta Jubbooyinka, kuwaas oo loo soo jeediyay inay isugu yimaadaan kulan wada-tashi ah oo 26-ka bishan February ka dhacaya…

Xaflad Lagu xusayo Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Garoowe lagu qabtey(Sawiro).

Xaflad Lagu xusayo Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Garoowe lagu qabtey(Sawiro).

Taliska Ciidanka Asluubta Puntland ee Duleedka Garowe ayaa maanta  lagu qabtey Xaflada Sanadguurada 43-aad ee ka soo wareegtey Asaaskii Ciidanka Asluubta Soomaliyeed. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ,Wasiirka…

Dagaal Kismaayo ka dhacay iyo Ra’iisulwasaare Saacid oo Baaq Direy.

Dagaal Kismaayo ka dhacay iyo Ra’iisulwasaare Saacid oo Baaq Direy.

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta magaalada uu ka dhacay dagaal hubeysan oo sida la sheegayo dhexmaray laba maleeshiyo oo ka tirsan ciidamada magaalada…

Somali PM salutes Turkey for growing support to Somalia.

Somali PM salutes Turkey for growing support to Somalia.

Somali PM salutes Turkey for growing support to Somalia Turkey is showing the world what it is possible to achieve in Somalia, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said…

Safaradda Somaliya ee Kenya oo dhul ay lahayd lagu Wareejiyay Safiir Cali Ameeriko.

Safaradda Somaliya ee Kenya oo dhul ay lahayd lagu Wareejiyay Safiir Cali Ameeriko.

Safaarada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa si buuxda ula wareegtay dhul safaaraddu lahayd oo muddo sanado ah gacanta ugu jiray ruux ganacsade ah. Waxaa si buuxda dawlada Kenya u warejisay…

Somaliland oo xirxirtey dad lagu tuhunsan yahay inay xiriir laleeyihiin Ururka Al-shabaab.

Somaliland oo xirxirtey dad lagu tuhunsan yahay  inay xiriir laleeyihiin Ururka Al-shabaab.

Maamulka la magac baxay somaliland ayaa sheegay inay xirxireen dad lagu tuhunsanyahay inay xiriir la leeyihiin ururka al-shabaab. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale ayaa sheegay in dadka la…

Page 1 of 212