Home » 2013 » February » 22

Daawo Bilicda Qurxoon ee Xarunta Dalxiiska Biyokulule.

Daawo Bilicda Qurxoon ee Xarunta Dalxiiska Biyokulule.

Goob Dalxiiseedka Biyo kulule ayaa  ka mid ah goobaha loo dalxiiska iyo tamashlaha  tago ee kuyaala Magaalada Boosaso , Goobtan ayaa  aad u qurxoon Waxayna soo Jiidanaysaa Araga Indhahaaga. Guud…

Shirkii Maamul u Sameynta Gobolada Jubooyinka oo dib u dhacay.

Shirkii Maamul u Sameynta Gobolada Jubooyinka oo dib u dhacay.

Guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka ayaa galabta ku dhawaaqay in uu dib u dhacay shirkii maamul u sameynta gobolladaas ee la filayay in uu maalinta berri ah ka…

Ogaysiis Muhiim Ah :Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka U.k.

Ogaysiis Muhiim Ah :Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka U.k.

Waxa ka dhacaya magaalada Birmingham ee wadanka ingiriiska  24/02/13 shirweyne lagu taageeraayo Maamul usamaynta  gobolada  J/hoose, J/dhexe iyo Gedo  kaasoo dhicidoona 24/02/2013    Goobta shirku ka dhacaayo waa  -Regent Park Road  -b10 0qpa -Birmingham …

Holland: Nin Soomaali oo ah Muqdisho lagu celin lahaa oo dib loo dhigay.

Holland: Nin Soomaali oo ah Muqdisho lagu celin lahaa oo dib loo dhigay.

Maxkamada ku taal dalka Holland ayaa waxaa la sheegay inay ka hortimid oo ay gaashaanka ku dhufatey nin Soomaali qaxooti ah oo dib loogu celin lahaa maalintii shalay ahayd magaalada…

Dadweynaha Reer Jabuuti oo Saaka Cod Bixin u Dareeray.

Dadweynaha Reer Jabuuti oo Saaka Cod Bixin u Dareeray.

Dadweynaha reer Jabuuti ayaa saaka u dareeray doorashada Baarlamaanka dalkaas, kaasoo ay ku soo dooranayaan ilaa 65-xildhibaan oo uu ka kooban yahay baarlamaanka dalka Jabuuti. Shalay ayay aheyd markii la soo…

American Recognition means a New Beginning for Somalia

American Recognition means a New Beginning for Somalia

American Recognition means a New Beginning for Somalia By: Mohamud Shalab First of all I would like to offer my condolences to Sheikh Abdulkadir Nur Farah. A man that I…