Home » 2013 » February » 21

At least seven killed in Liboi mosque Attack.

At least seven killed in Liboi mosque Attack.

At least seven villagers were killed when gunmen opened fire on worshippers in a mosque in a village near Liboi at the Kenya-Somalia border. The attack occurred on Thursday during…

Beelaha Harti-Abgaal oo kulan ku yeeshay Guriga Cali Mahdi dhiliil xoogana u soo jeediyay dowlada Madaxweyne Xasan.

Beelaha Harti-Abgaal oo kulan ku yeeshay Guriga Cali Mahdi dhiliil xoogana u soo jeediyay dowlada Madaxweyne Xasan.

War Murtiyeed Anagoo ah oday dhaqameedyada iyo siyaasiyiinta Beesha Harti Abgaal Mudulood ee Qabiilka Hawiye waxaan si isku duuban u qireeynaa   1-    In taladii dalka Soomaaliya eey la wareegeen…

Cumar Ismaaciil Waaberi oo loo doortey Gudoomiyaha Rasmiga ah ee Ururka Hor-Cad(Sawiro+Codad).

Cumar Ismaaciil Waaberi oo loo doortey Gudoomiyaha Rasmiga ah ee Ururka Hor-Cad(Sawiro+Codad).

Cumar Ismaaciil Waaberi oo ahaa Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Ururka Horcad ayaa Waxa Loo Doortay in uu noqdo Gudoomiyada Rasmiga ah ee Ururka Hor-cad. Shir ay   ka soo…

Hay’adda USAID oo lacag dheeraad ah u balan qaaday Dowlada Soomaaliya.

Hay’adda USAID oo lacag dheeraad ah u balan qaaday Dowlada Soomaaliya.

Hay’adda USAID ayaa  lacago aad u badan oo dheeraad ah u balan qaady dowlada Soomaaliya kadib booqasho aan lasii shaacin oo sarlkaalka ugu sareeya uu Muqdisho ku yimid. $20,000,000 (labaatan…

Libooye: 5 Rag ah iyo Labo Haween oo Lagu dilay Weerar lagu qaaday Masaajid.

Libooye:  5 Rag ah iyo Labo Haween  oo Lagu dilay Weerar lagu qaaday Masaajid.

Ugu yaraan toddobo qof ayaa lagu dilay weerar dabley hubaysan ay ku qaadday dad ku tukanayay masaajid ku yaalla deegaanka Libooye ee ku yaalla Xuduuda  u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya.…

Mid ka mid ah Waxgaradka Degmada Waaciye oo ka hadlay La Dagaanlanka Xaalufka (Dhegayso).

Mid ka mid ah Waxgaradka Degmada Waaciye oo ka hadlay La Dagaanlanka Xaalufka (Dhegayso).

Mid ka Mid ah Waxgaradka Gobolka Karkaar Gaar ahaan Magaalada Waaciye Axmed Xasan Siciid  ayaanu ka waraysaney  arimaha Dhanka Deegaanka Degmada Waaciye. Ugu Horeyn Axmed Xasan Siciid Waxaanu wax ka…

Ogaysiis Muhiim Ah :Tacsidii Sh.C/qaadir loogu qaban lahaa Uk oo dib loo Dhigay.

Ogaysiis Muhiim Ah :Tacsidii Sh.C/qaadir loogu qaban lahaa Uk oo dib loo Dhigay.

Waxaa dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaa jaaliyada soomaaliyeed  ee ku nool UK  la ogaysiinayaa  in dib loo dhigay barnaamijkii looga had laayey Dilkii  shiikh cabdulqaadir nuur faarax foundation kaas oo…

Diyaar garowgii u dambeeyay ee shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka oo Kismaayo ka socda.

Diyaar garowgii u dambeeyay ee shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka oo Kismaayo ka socda.

Qaban qaabo xoog leh iyo diyar garow ballaaran ayaa loogu jiraa shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka, kaasoo lagu wado in maalinta sabtida oo ku beegan 23-Febraayo inuu ka furmo magaalada Kismaayo.…

AC Milan oo garoonkeeda Sansiro si xun ugu jiiday Kooxda Barcelona.

AC Milan oo garoonkeeda Sansiro si xun ugu jiiday Kooxda Barcelona.

Kooxda Barcelona ayaa ku kuftay garoonka Sansiro, kadib guuldaro xanuun badan oo ay kala kulantay Kooxda AC Milan oo 7-jeer ku guuleysatay Koobka Champions League, kadib markii 2-gool iyo waxba looga…

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo saaka dil toogasho ku fulisay saddex askari.

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo saaka dil toogasho ku fulisay saddex askari.

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka ku fulisay dil toogasho saddex ka tirsan ciidamada dowladda, kuwaasoo horay Maxkamada ay dil ugu xukuntay. Saddexdan askar ayaa saaka lagu toogtay Tiirka School Polizio,…