Home » 2013 » February » 20

Gabay Baroor Diiq ah dilkii AH Sh.Cabdulqadir Nuur Faarax(By.Abwaan Jaabir).

Gabay Baroor Diiq ah dilkii AH Sh.Cabdulqadir Nuur Faarax(By.Abwaan Jaabir).

Gabaygaan waa baroordiiq Waxaana Loo tiriyay  Dilkii shiikh Cabdulqadir Nuur Faarax Tixdaan waxay soo baxday 2-casho kadib dilkii Dunida gariiriyay ee Sheekh Cabdulqadir Nuur Faarax AUN waxaa la dhahaa “ Culimo…

Haweeney qurbo-joog aheyd oo ka mid noqotay darawalada gaadiidka BL-ka ee Muqdisho.

Haweeney qurbo-joog aheyd oo ka mid noqotay darawalada gaadiidka BL-ka ee Muqdisho.

Darawalada Gaadiidka Magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah ugu soo biirtay haweeney ka mid ahayd qurba-joogta Soomaaliyeed, waxaana haweeneydaasi haatan ay bilowday shaqadeeda darawalnimada, iyadoo noqotay haweeneydii ugu horeysay muddo…

C/weli Gaas oo ka tanaasulay Xildhibaanimadii Dowlada Somaliya, Sheegayna Sababta Keentay Tanaasulka.

C/weli Gaas oo ka tanaasulay Xildhibaanimadii Dowlada Somaliya, Sheegayna Sababta Keentay Tanaasulka.

C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Sheegay in uu ka tanaasulay xildhibaanimadii Dowlada Federaalka Soomaaliya isagoona ka warbixiyey  sababta keentay in uu ka tanaasulo Xilkaasi. Cabdiweli Maxamed Cali gaas Ra’iisul Wasaarihii…

Tahniyad Meher:-Mudane-Idiris Maxamed Cismaan iyo Murwo-Khadro C/laahi Nuux.

Tahniyad Meher:-Mudane-Idiris Maxamed Cismaan iyo Murwo-Khadro C/laahi Nuux.

Dhamaan Dadkaan Hoose ku qoran oo kala Jooga Daafaha Caalamka Waxay Tahniyada Meher Udirayaan Lamaanaha is doortay ee kala Ah Mudane:Idiris Maxamed Cismaan Xassan(Jurille) iyo Murwo Khadro C/laahi Nuux oo…

Somalis enjoy first major music concert in two Decades.

Somalis enjoy first major music concert in two Decades.

Music is back in Mogadishu after being banned by Islamists who controlled much of south and central Somalia two years ago. A concert this week saw a top Somali performer…

Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka La Wada Sugi La’ Yahay Ee Champions League Ee AC Milan v Barcelona.

Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka La Wada Sugi La’ Yahay Ee Champions League Ee AC Milan v Barcelona.

Ciyaaryahan El Sharaawy ayaa ku soo bilaabanaya line-upka kooxda AC Milan ka dib markii uu taam u noqday kulankaan, iyadoo Milan ay seddex weerar ciyaareyso afka hore. Pazzini ayaa isna…

Maamulaha Guud Ee Man United David Gill Oo Ka Tagaya Shaqada Kooxda Manchester United.

Maamulaha Guud Ee Man United David Gill Oo Ka Tagaya Shaqada Kooxda Manchester United.

Maamulaha guud ee kooxda Manchester United David Gill ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagi doono shaqadiisa kooxda Red Devils 30ka bisha June. Warbixin la soo dhigay website-ka kooxda Manchester United…

Maqaal:-Damaca Dhalinyaradda Iyo Doorka Odayaasha (W.Q: Mohamed Keenadiid)

Maqaal:-Damaca Dhalinyaradda Iyo Doorka Odayaasha (W.Q: Mohamed Keenadiid)

Markii ay burburtay dawladii dhexe ee soomaaliya sanadkii 1991 waxaa dalka soomaliya uu noqday mid gala marxada dagaalka iyo horumar la’aanta,waxaana soomaliya laga dhigay meel loogu magac daray tusaalaha dagaalka…

Prof Juurile oo ka Hadlay Waxqabadkiisii Xukuumadihii uu la soo Shaqeeyay(Dhegayso).

Prof Juurile oo ka Hadlay Waxqabadkiisii Xukuumadihii uu la soo Shaqeeyay(Dhegayso).

Prof C/saaq Juurile oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliyeed Kuwooda aadka uga dhex Muuqda Siyaasadaha Somaliya ayaa Waraysi uu Bixiyay   kaga hadlay Shaqooyinkii uu soo qabtay Wakhtigii uu la…

Garoowe:Arday Dhamaysatay kulliyada Qaanuunka oo Shahaadooyin la Gudoon Siiyey.

Garoowe:Arday Dhamaysatay kulliyada Qaanuunka oo Shahaadooyin la Gudoon Siiyey.

Hoolka Shirarka Jaamacada ”Puntland State University” PSU ee Garowe ayaa maanta  lagu qabtey xaflada qalinjebineed Dufcada kowaad ee Ardeyda Kuliyadda Qanuunka iyo Sharciga oo la asaasey dhamaadkii 2008. 23 Ardey…

Page 1 of 212