Cabinet submits Human Rights Law and embarks on judicial reform Human rights and judicial reform are at the centre of the government’s legislative agenda, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon…
Gudoomiyaha KMG ee Maamulka Jubbaland Shiikh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka warbixiyey shirkii maanta ka furmay Magaalada Kimaayo ee Maamulka Jubbaland wuxuuna sheegay in shirkani u furmay si…
Dhamaan Dadkaan Hoos ku qoran oo kala Jooga Daafaha Caalamka Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh udirayaan Eheladii iyo qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum C/laahi Maxamuud Faarax…
Qaar ka mid ah Nabadoonada iyo Ganacsatada Gobolka Bari ayaa Maanta kulan ay ku Yeesheen Magaalada Bosaaso Tacsi uga Direy Eheladii iyo Qaraabadii iyo Asxaabtii ay uu ka Geeriyooday Alla…
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goor dhow uu si rasmi uga furmay shirkii Maamul u sameynta deegaanada Jubooyinka, iyadoo shirkan ay soo xaadireen Ergooyin fara badan oo ka…
Magaalada Bossaso xarunta gobolka Bari ayaa shalay waxa ka dhacay kulan ay soo qabanqaabiyeen xubnaha Golaha dhexe ee urur Siyaadeedka Horseed ee Gobalka Bari, waxaana lagu soo bandhigay Mabaadida siyaasadeed…
Waxaa saaka lagu wadaa in magaalada Kismaayo uu ka furmo shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo, kaasoo dib u dhac uu ku yimid 23-kii bishan, iyadoo saaka magaalada laga dareemayo…
Waxaa Caawa Fiidkii Dalka Jarmalka ku Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum C/laahi Maxamuud Faarax(C/laahi Nag Nagle). Marxuumka ayaa Dhowaantan waxa lagu Dabiibayey Cispitaalka ku yaala Dalka Jarmalka Halkaas oo uu…
Waxaa maanta hoolka shirarka Barlamanka Dowladda Puntland ee Garowe lagu qabtay Kulan balaaran oo soconayay dhowr saacadood loogana hadlayay sidii Al-Shabaab la isaga dhicin lahaa,garab iyo dugaalna loogu diidi lahaa,waxana…
Maxkamada darajada koowaad ee Ciidanka qalabka sida Puntland ayaa Bossaso maanta waxa la horkeeney eedeysanayaal ka kooban 6 qof oo ay ku jirtey haweeney kuwaasi oo loo haystey dilkii Allaha…
Recent Comments